“Cabdirasaaqoow Maalintii lagu Dooranayay, Waxaad ku Dhawaaqday In Aad Noqonayso Biriijka Isku Xidhaya Laascanood Iyo Somaliland, Maantaana Lagaaga Baahan Yahay”Marwo Kaltuun | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cabdirasaaqoow Maalintii lagu Dooranayay, Waxaad ku Dhawaaqday In Aad Noqonayso Biriijka Isku Xidhaya Laascanood Iyo Somaliland, Maantaana Lagaaga Baahan Yahay”Marwo Kaltuun
May 31, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kaltuun sheekh xasan oo kamid ahayd komishankii hore ee dooraashooyinka somaliland ayaa ka hadashay xaalada dagaal ee ka taagan gobolka sool iyo duruufaha ku xeeran

Sidoo kale marwo ex komishaneer kaltuun ayaa baaq culus dirtay gudoomiyaha golaa wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo isagu la mawqif ah garaadada abaabulay dagaalka magaalada laascanood iyadoo sheegtay in cabdirasaaq looga baahan yahay hadalkii uu ku galay olaha doorashada gudoomiyaha golaha ee ahaa in uu noqdo biriijka isku xidhaya somaliland iyo sool.

Dhanka kale marwo kaltuun ayaa sheegtay ninka maanta ku hamiyaya somali wayn in aanu waxba ka aqoon siyaasada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS