Boqor Buurmadow Oo Tacsi Udiray Shacabka Uu Ka Baxay Sarkaal Lagu Diley Magaalada Lowyo Cado! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Buurmadow Oo Tacsi Udiray Shacabka Uu Ka Baxay Sarkaal Lagu Diley Magaalada Lowyo Cado!
May 5, 2023 - Written by Editor:

DUBAI(W,N)-Boqor cismaan Aw maxamuud boormadow oo kamid ah madaxdhaqameedka reer Somaliland ayaa ka hadlay dil ka dhacay magaalada lowyo cado oo lagu diley taliye kuxigeenkii ciidanka ilaalada xeebaha islamarkaana uu diley askari katirsan ciidanka ilaalada xeebuhu

Boqor buurmado ayaa Shacabka reer awdal ka tacsiyadeeyay geerida sarkaalkan isagoo ugu baaqay in ay isdajiyaan.

COMMENTS
LINKS