Aqoonyahan Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Duulaanka Lagu Soo Qaaday Somaliland Iyo Duruufaha Ku Xeeran. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Duulaanka Lagu Soo Qaaday Somaliland Iyo Duruufaha Ku Xeeran.
May 17, 2023 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibrahim Maxamed meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer somaliland ee dalka dibadiisa ku dhaqan islamarkaana ka mid ah aqoonyahankii ka qayb qaatay halgankii dib uxorayta somaliland ee snm ayaa si qotodheer uga hadlay duulaanada qorshaynsan ee lagu soo qaaday somaliland, dagaalka laascanood, damaca xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale prof meeacaad ayaa shacabka somaliland ugu baaqay in ay umidoobaan difaaca qarannimada dalka .

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS