|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigu Ma,ihi Muxaafid Muraayad Green Ah Xidhan, Oo Idinle Dalkii Wuu Barwaaqaysan Yahay” Xildhibaan Axmed Dayib Ku Cadeeye.
May 20, 2023 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Xildhibaan axmed Dayib ku cadeeye oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo jaaliyada reer Somaliland ee dalka Ingiriisa kala qaybgalay xuska sanad guurada 32aad ee dib ulasoo noqoshada madaxbaaninada Somaliland ayaa qurba joogta reer Somaliland ee dalka uk uga waramay xaalada dalku marayo Sidoo kale xildhibaan ku cadeeye ayaa sheegay in aanu isagu ahayn muxaafid muraayad greena xidhan oo leh dalkii wuu barwaaqaysan balse uu uga waramay xaalada dhabta ee Somaliland. Dhanka kale xildhibaan axmed ku cadeeye ayaa ka waramay caqabadaha ka taagan somaliland ee dagaalka laascanood iyo muranka qabsoomida doorashooyinka dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamaddiid Oo Xabsiga Laga Sii Daayay Kadib Muddo Laba Sanno Ah Ku Xidhnaa Ha... Dhacdo Murugo Leh; Hooyo Afar Carruur Ah Oo Ay Dhashay Ku Gubtay Deegaan Ka Mid Ah Gobolka Togdheer Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhexgalay Cabdiwali Gaas iyo Camay iyo Wasiir Iscasilay+Sababta Khilaafka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|