Xukuumada Somaliland Oo Qoysas Itoobiyaan Ah Dib Ugu Celisay Dalka Itoobiya Oo Ay Dalbadeen In Lagu Celiyo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Qoysas Itoobiyaan Ah Dib Ugu Celisay Dalka Itoobiya Oo Ay Dalbadeen In Lagu Celiyo!
April 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland oo kaashanaysa hay’adda IOM ayaa waxa ay dalkoodii Itoobiya dib ugu celisay lix qoys oo ka kooban 35 qof kuwaasi oo hore tahriib Ugu soo galay Dalka Somaliland isla markaasina hada dalbaday in wadan koodii lagu celiyokuwaasi oo madaarka cigaal ee caasimada hargaysa laga saaray diyaarad ku celin doonta dalkoogii hooyo ee Itoobiya.

Waxaana dib celinta qoysaskan itoobiyaan ah ka hadlay agaasimaha waaxda soo noqdayaasha ee haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Qaranka Rooble Ibraahim Axmed Haybe.

COMMENTS
LINKS