Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Halka Lagu Aasayo Marxuum Prof Ismaaciil Hure Buubaa Iyo Goorta Dalka Keenayo Maydkiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Halka Lagu Aasayo Marxuum Prof Ismaaciil Hure Buubaa Iyo Goorta Dalka Keenayo Maydkiisa!
April 6, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xubno kamid ah golaha wasiirada xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay geerida alle ha,unaxariistee Marxuum Ismaaciil Maxamuud Hure Buubaa oo ku geeriyooday dalka Turkiga iyagoo tacsi udiray qoyskii iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay.

Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga maydiisa la keenayo dalka iyo halka lagu aasidoono.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS