Xukuumada Somaliland Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Dadkii Ka Barakacay Magaalada Laascanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Dadkii Ka Barakacay Magaalada Laascanood.
April 8, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Haayada udiiyaar garowga aafooyinka qaranka ayaa deeq raashinah gaadhsiiyay qoysas kamid ah dadkii ka barakacay magaalada laascanood ee ku sugan deegaanka Yagoori, Guumays Iyo Samo kaab oo katirsan gobolka sool.

COMMENTS
LINKS