HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga wadani maxamed xaaji yuusuf waabeeye ayaa faah faahin ka bixiyay kulan dalka sucuudiga ku dhexmaray musharaxa madaxwayne ee xisbia waddani iyo gudoomiyaha urur siyaasadeedka kaah maxamuud xaashi iyo arimaha ay wada hadleen