Wasiirka Waxbarashada Oo Markale Magacaabay Gudida Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Xili Uu Laba Cisho Ka Hor Uu Umagacaabay Agaasime! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Oo Markale Magacaabay Gudida Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Xili Uu Laba Cisho Ka Hor Uu Umagacaabay Agaasime!
April 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada ayaa waji kale uyeelay khilaafkii udhexeeyay xafiiska iyo imtixaanaadka kadib markii dhawaan baahiyay in uu xilkii ka qaaday udoomiyaha xafiiska imtixaanaadka taasi oo ay hadheeyay khaladaad sharci

Sidoo kale wasiir toorno ayaa maanta maacaabay gudida xafiiska imtixaanaadka qaranka iyadoo magacaabistii hore ay hakiyeen hanta dhowrka guud ee qaranka oo iyagu sheegay in agaasimaha maamulka iyo lacagta ee uu umagacaabay agaasimaha imtixaanaadka baadhis musuq maasuq ilaa ay baadhistu dhamaato aanu xilka wareejin Karin

HALKAN KAA BOGO GUDIDA UU WASIIR TOORNO MAGACAABAY IYO MEELAHA AY KA KALA YIMAADEEN;

 

COMMENTS
LINKS