Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Dib Udhigay Xil Wareejintii Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaarada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Dib Udhigay Xil Wareejintii Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaarada!
April 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland axmed diiriye toorno ayaa shaaciyay in uu dib udhigay xil wareejintii agaasimihii maamulka iyo lacagta ee wasaarada waxbarashada kaasi oo uu umagacaabay xafiiska imtixaanaada qaranka kaasi oo uu ka dhashay khilaaf culus oo udhexeeya wasaarada iyo xafiiska hanta dhowraha guud ee qaranka oo isagu dalbaday in aan la samaynay wax xil wareejin ah maadamada uu baadhitaan  musuq maasuq ka socday wasaarada waxbarashada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS