|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Dib Udhigay Xil Wareejintii Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaarada!
April 13, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland axmed diiriye toorno ayaa shaaciyay in uu dib udhigay xil wareejintii agaasimihii maamulka iyo lacagta ee wasaarada waxbarashada kaasi oo uu umagacaabay xafiiska imtixaanaada qaranka kaasi oo uu ka dhashay khilaaf culus oo udhexeeya wasaarada iyo xafiiska hanta dhowraha guud ee qaranka oo isagu dalbaday in aan la samaynay wax xil wareejin ah maadamada uu baadhitaan musuq maasuq ka socday wasaarada waxbarashada. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Ujeedada Kulan Maanta Qasriga Madaxtooyada ku dhex Maray Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA, Badhasaabad... Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Fariina U Diray Qurbe Jooga Reer Som... Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Dhacdooyinkii Uu La Kulmay Intii Uu Xidhnaa! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|