Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasi Doono Sheekh Maxamuud Suufi Oo Caawa Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasi Doono Sheekh Maxamuud Suufi Oo Caawa Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa!
April 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka dinta iyo awqaafta Somaliland sheikh cabdirasaaq albaani ayaa ka hadlay geerida sheikh maxamuud Suufi oo caawa ku geeriyooday kana mid ahaa culimada waawayn ee Somaliland islamarkaana soo noqday wasiirka wasaarada diinta Iyo Awqaafta Somaliland xukuumadii Daahir Riyaale iyo xilal kala duwana kazoo qabtay qaranka isagoo ahaa marxuum caalam diinta islaamka ah oo dad badan wax soo baray

Wasiirka diinta Iy Awqaafta ayaa sheegay In Maalinta bari la aasi doono halka lagu aasi doono iyo wakhtia la qaadayo maydkiisa

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS