HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada arimaha gudaha ayaa soo saaray awaamiir la xidhiidha maalmaha ciida iyo safarka dhalinyarada udalxiis taga bada iyo goobaha kale oo mararka qaar sobobta halis naftooda ah.