Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Wadada Berbera Oo Roobabkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Wadada Berbera Oo Roobabkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen.
April 1, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wasiir kuxieenka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka saaxil ayaa kormeer kusoo maray wadada berbera cooridor oo khasaare ay soo aadhsiyyeen roobabkii maalmihii udanbeeyay ka da,ay gobolka saaxil.

Sidoo kale wasiir kuxieenka wasaarada cabdinaasir caydiid ayaa si kulul uu jawaabay xildhibaano golaha wakiilada katirsan oo iyagu kormeer ku tagay dooxa dacar budhuq oo roobku khasaare soo gaadhsiiyay kuwaasi oo xukuumadu ku dhaliilay qaabkii ay udhistay wadadan.

COMMENTS
LINKS