Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Joojisay In Tvyadu Qabtaan Doodo Muran Diineed Abuuraya Iyo Arimaha Qoyska! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Joojisay In Tvyadu Qabtaan Doodo Muran Diineed Abuuraya Iyo Arimaha Qoyska!
April 8, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa gabi ahaanba warbaahinta madaxbanaan ka joojiyay baahinta warar arimaha qoyska wax lagaga sheegayo iyo dodo abuuri kara muran diineed.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS