Taliye Faysal Cabdi Bootaan Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Shalay Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliye Faysal Cabdi Bootaan Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Shalay Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Laascanood!
April 2, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha qaybta 12aad ee ciidanka qaranka Somaliland G/S Faysla cabdi bootaan oo warbaahinta kula hadlay taliska ciidanka qaranka ee Gooja cade markale ka hadlay khasaaraha ay kooxaha huwanta ah gaadhsiiyeen dagaalkii shalay iyo arimaha uqorshaysan ciidanka qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS