GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolkada iyo degmooyinka ee xisbiga waddani ganacsade maxamed cabdilaahi bookh ayaa shaaciyay in ay magaalada gabiley ku casuumayaan suldaan cado gude islamarkaana bulshada reer Somaliland yihiin dad wada walaalo ah
Sidoo kale xoghaye bookh ayaa sheegay in hadalka suldaan dad ka raadinayaan siyaasada iyo kala fogaynta bulshada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;