|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkii Golaha Wasiirrada Jsl Oo Lagaga Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Nuxurka Qodobbada Kasoo Baxay!
April 6, 2023 - Written by Editor:Hargeysa-(W,N)-Fadhigii 109aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenku Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa lagaga hadlay qodobbo kala duwan. Ugu horreyn, waxa war-bixin guud oo la xidhiidha amniga dalka laga dhegeystay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Mudane, Maxamed Kaahin Axmed, sidoo kale waxa goluhu war-bixin ku saabsan Dhaqaalaha Dalka laga dhageystay Wasiirka Wasaaradaha Horumarinta Maaliyadda, Dr Sacad Cali Shire. Intaa ka dib, goluhu waxa uu dood iyo falan qayn dheer ka dib soo saaray qodobbo muhiima oo salka ku haya arrinta Laascaanood, kuwaas oo kala ah:
Ugu danbayn, golaha waxa loo qaybiyey si ay u soo akhriyaan, isla markaana shirarka danbe looga doodo labadan xeer ee kala ah;-
ALLAA MAHAD LEH Related posts:Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Halka Marayaan Wada-hadaladii Usocday Siyaasi Maxamuud Xaas... Dhaliilaha Maamul Xumo Ee Dulhoganaya Badhasaabka Gabiley Iyo Warla,aanta Madaxweyne Siilaanyo. Yuusuf Garaad oo Ka Waramay Xaalado Badan oo Ay Isla Soo Mareen Marxuum Dr. Maxamed Rashiid Sheeh Xa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|