|
|||||
WAJAALE NEWS
Odayaal Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Dil Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Togdheer Oo fariin Culus Udiray Xukuumada.
April 11, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka xangeeya oo katirsan Gobolka Togdheer oo uu weheliyo xildhibaan mubaarik xeeldheere oo mudanayaasha laga soo doortay gobolka saaxil ayaa si adag uga hadlay dil dhawaan ka dhacay deegaan xangeeya kaasi oo marxuum ay ciidamada boolisku dileen aan ilaa hada la aasi Odoyaashan iyo xildhibaanka ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ilaa hada aanay wax talaabo ah aanay ka qaadin cidii dilkaasi gaysata islamarkaana aanay ka hadal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiye faysal Oo ka Digay Qorshe Uu farmaajo Itoobiya Iyo Eritrea Kagala Tashaday Weerar Ka Dhan ... Shacabka Degmada Tog-Wajaale Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Talaabooyinka Ay ka Midaysan Yihiin Madaxda... Sooraan iyo Jawaan Oo Markii U Horaysay Jawaab Ka Bixiyay Riwaayad Ay Saxaafadda Madaxa bannaan Ku A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|