“Majirto Qabyaalad Hargaysa Taalaa, Ma Jirto Isaaq Dhulba Hante Neceb”sh, Cabdirashiid Baaxeer. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Majirto Qabyaalad Hargaysa Taalaa, Ma Jirto Isaaq Dhulba Hante Neceb”sh, Cabdirashiid Baaxeer.
April 3, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh cabdirashiid baaxeer oo kamid ah culimada Somaliland ayaa baaq nabadeed udiray colaada ka taaan gobolka sool isagoo madaxwaynaha somaliland usoo jeediyay in uu qaato go,aan adag oo uu la xidhiidho garaadada dagaalka wada

Sidoo kale sheikh cabdirashiid ayaa dadka hurinaya colaada laascaanood usoo jeediyay in ay joojiyaan fidna uu ku daadanayo dhiig dad islaam ahi.

COMMENTS
LINKS