Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer ku Tagay Dekeda Berbera!
April 10, 2023 - Written by Editor:
BERBERA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa kormeer ku tagay dekeda caalamiga ee berbera halkaasi oo uu ukuurgalayay xog ka helida qaabka ay uga socoto shaqadu.