|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maanta Dagaalkaa Jiida Laascanood Ka Taagani Waa Fidno, Dadkeenii Qaybkamid Ah Iyo Xukuumada Ka Socda Weeyi, Dagaal Hebeloow Waad Ku Jano Tagaysaa La Yidhaahdo Maaha”Sh. Cabdilaahi.
April 3, 2023 - Written by Editor:“Waxaan Leeyahay Daaroodoow Dul Ahaantaa, Dagaalbaan Usara Joogsatay Oo Baaq Dagaal Ayaa Meelkasta Socda, Ee Walaalayaal Ka Daayo Oo Joojiya, Irir Samaalena Waxaan Leeyahay..”Sh, cabdilaahi sh, Cali Jawhar. HARGAYSA(W,N)-Sheekhul Baledka Gobolka Awdal Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa ka hadlay dagaalka ka socda magaalada laascanood isagoo baaqyo kala duwan udiray garaarada gobolka sool iyo dadka qaabka qabiil usii hurinaya colaada Dhanka kale sheikh Cabdilaahi Sh, cali jawhar ayaa sheegay in aanu jihad ahayn dagaalkaasi balse uu yahay fidno HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;Hooyada Dhashay Marxuumad Ruqiya Saciid Ayaanle Oo Si Fool Xun Loogu Dilay Magaalada Hargeisa ... DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Hore Haadley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Wasiirka Biyaha Iyo Maareeyah... Madaxtooyada Somaliland oo Caawa Casuumad Usamaysay kumanaan Qurba jooga ah Halka Abaaro ba,an ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|