Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Qaab Cusub Ubadalay Ololihii Qashin Ururinta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Qaab Cusub Ubadalay Ololihii Qashin Ururinta!
April 27, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo uu horkacayo maayar mooge ayaa maanta qaab cusub ubadalay qorsihii bilaha ahaa ee qashin ururinta taasi oo ay maanta sameeyeen dhir beeris laga fuliyay degmooyinka magaalada hargaysa.

COMMENTS
LINKS