|
|||||
WAJAALE NEWS
Kuma Ayuu Ahaa Siyaasigii Ay Isku Deegaanka Ahaayeen Siyaad Bare Ee Ka Horyimid Xukunkiisii!
April 8, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamed Aadan Sheekh oo kamid ahaa siyaasiyiinta somaliya xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadii milatariga ahayd ee siyaasi bare islamarkaana ay isku deegaan ahaayeen ayaa kamid ahaa shakhsiyadka kazoo hor jeestay xukunkiisa! Sidoo kale Alle Ha,unaxariistee Maxamed Aadan Sheekh oo kamid ahaa siyaasiyiinta Tirada yare ee gayiga somalida soo maray ayaa cisbitaalkii ugu qaalisanaa ka dhisay Somaliland kaasi oo hada lagu daweeyo kumanaan kamid ah caruurta reer Somaliland HALKAN KAGA BOGO TAARIIKHDA MAXAMED AADAN SHEEKH; Related posts:Daawo:C/raxman Ciro Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarka Mar Kale Lagu Qaaday Masuulkii Labaad Oo ah Gudo... Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti,Soona Bandhigay Tirada Ganacsato... DAAWO;-Wasiirka Hawlaha Guud Oo Soo Kormeeray Halka Umarayo Qorshe Usamaynta Magaalada Gabiley. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|