“In Laga Faa,iiday Dagaalka Laascanood Iyo In Aan Laga Faa,iidin, Taariikhda Ayaa Qori Doonta, Waxaan Isleeyahay Wakhtiga…”Wasiir Koore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“In Laga Faa,iiday Dagaalka Laascanood Iyo In Aan Laga Faa,iidin, Taariikhda Ayaa Qori Doonta, Waxaan Isleeyahay Wakhtiga…”Wasiir Koore.
April 4, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka xowaramay xaalada ka taagan magaalada laascanood oo ku sugnaa mudo si xal nabadeed loogu helo arinta dagaal iyo kacdoonka bilaa jihada ah ee la galay shacabka gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS