|
|||||
WAJAALE NEWS
Hooyo Xaamilo Ah Oo Ku Geeriyootay Musqul La Duntay !
April 13, 2023 - Written by Editor:Alle haw naxariistee hooyo 7 caruura haysayay xaamilana ahayd laguna magacaabo Samiira Maxamed Cabdiraxmaan ayaa abaaro 2:00 habeenimo ku geeriyootay Musqul la duntay,Ciidanka Dab-demiska Hargeysa markii Qaylo dhaantaa la soo gaadhsiiyay si degdega ayuu ciidanku u gaadhay goobtaas, waxaana maydka uu ka soo saaray Musqusha.Gabadha ayaa Quustay musqusha oo buuxday, sidoo kale waxaa iyaduna ku duntay sabbadii. Ciidanka Dab-demiska ayaa intaa kadib Meydka ku wareejiyay ciidanka Dambi baadhista ee CID da. Ugu dambayn ciidanka Dabdemisku wuxuu ku wacyigelinayaa bulshada inay ka taxadaraan Godadka iyo Musqulaha duugoobay.
Related posts:DAAWO;Aqoonyahanka, Dhalinyarada Beesha Sacad Muuse Oo Gudidii Horu Marinta Beesha ku Eedeeyey In ... DEG DEG: Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday In Maalinta Beri La ... Shirkada MSG Oo Gudida Dhaqaalaha Ururinta Suuqa Waaheen Ku Wareejisay Lacagtii Ay Hore Ubalan Qaada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|