Guri Ku Dumay Qoys Degen Magaalada Berbera Oo Sobobay Geerida Hal Qof Iyo Dhaawac Kale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guri Ku Dumay Qoys Degen Magaalada Berbera Oo Sobobay Geerida Hal Qof Iyo Dhaawac Kale!
April 26, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Alle ha,unaxariistee Hal ayaa ku geeriyooday halka sedex kale dhaawac gurigii ay degenayaan oo ku dumay magaalada berbera gaar ahaan xaafada daaroole

Ciidamada dab damista iyo maamulka gobolka ayaa gurmad ay galeen dhismaha dumay kaa soo saaray qoyskan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS