Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Sheegay In Aanu Jirin Wax Xilka Qaadis Oo Xafiiskiisa Soo Gaadhay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Sheegay In Aanu Jirin Wax Xilka Qaadis Oo Xafiiskiisa Soo Gaadhay!
April 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtxaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax ayaa sheegay in aanu ilaa hada arag wax xilka qaadis ah iyo badal lagu sameeyay islamarkaana aanay jirin wax waraaqa oo soo gaadhay xafiiska kana timid dhinac wasiirka waxbarashada.

Sidoo kale gudoomiye daa,uud ayaa sheegay in ay xiligan ku mashquulsan yihiin udiyaar garowga imtixaanaadka shahaadiga islamarkaana xataa aan la badalin arday iskadaa gudoomiyee.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS