Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Dhaariyay Xildhibaan Caydaruus Oo Kamid Noqon Doona Golaha Deegaanka Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Dhaariyay Xildhibaan Caydaruus Oo Kamid Noqon Doona Golaha Deegaanka Hargaysa!
April 6, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Caydaruus Cabdisamad Cige ayaa loo dhaariyey xubinimada Golaha Deegaanka Hargeysa. Waxa uu buuxiyey Kursiga uu baneeyey alle ha u naxariisto’e marxuum Ismaaciil oo dhawaan geeriyooday.

Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa dhaariyey xildhibaanka cusub ee kamid noqday golaha Deegaanka Hargeysa.

COMMENTS
LINKS