Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Digniin Culus Udiray Qaarkamid Ah Sariflayaasha Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Digniin Culus Udiray Qaarkamid Ah Sariflayaasha Somaliland
April 26, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ayaa qoraal uu soo saaray digniin culus udiray qaarkamid ah sariflayaasha somaliland oo la shaaciyay magacyadooda kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay ka horyimaadeen siyaasada udajisan sariflayaasha islamarkaana adeegyada ay bixiyaan qaarkood ay joojiyeen halka qiimaha ujadisan in ay wax ku sarifaana ay dalaceen,

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA DIGNIINTA EE KASOO BAXAY BAANKA DHEXE EE SOMALILAND;

COMMENTS
LINKS