Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Sheegay In Ay Dagaal Ku Qaadayaan Ciidamada Somaliland Ciida Kadib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Sheegay In Ay Dagaal Ku Qaadayaan Ciidamada Somaliland Ciida Kadib.
April 21, 2023 - Written by Editor:

Garaad jaamac garaad cali oo shacabka reer laascanood la tukaday salaadi ciida ayaa sheegay in ay weeraro iyo dagaal ku qaadi doonaan ciidamada Somaliland eek u sugan duleedka laascanood madaamada ay dhamaatay ramadaantii

COMMENTS
LINKS