|
|||||
WAJAALE NEWS
Ganacsade Caan Ah Oo Habeenkii Xalay Lagu Diley Magaalada Laascanood Iyo Wararka Kasoo Baxaya Dilkiisa!
April 15, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Laascaanood ku dilay nin ganacsade ahaa oo aad looga yaqaanay gobolka Sool. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Jaamac Cilmi Kadiye (Jaamac Qaxooti), ayaa ka mid ahaa ganacsatada waa weyn ee ku dhaqan magaalada Laascaanood, iyadoo kooxo hubeysan ay ka toogatay qeybaha sare ee jidhka, kuwaasoo goobta isaga baxsatay. Dilkan ayaa noqonaya kii 3aad ee noociisa ah oo ka dhaca magaalada Laascaanood tan iyo 22-kii bishii December oo ah markii ciidammada qaranka Somaliland laga saaray gudaha magaalada Laascaanood. Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Xeer Madaxwayne Ku Meelmariyay Wakhtiga Loo Cayimay Qabsoomida Doorashooyinku. Daawo:Nabadiidka Buuhoodle Oo Nidar Ku Maray In Aanu Cali Khaliif Iyo Xaglo Toosiye Soo Gali Karin M... DAAWO; Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Munaasibadii Ciidamada Qaranka Qaabilaadii Madaxwayne Siila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|