Dhismaha Xarunta Cusub Ee Degmada Maxamed Mooge Oo Xadhiga Laga Jaray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhismaha Xarunta Cusub Ee Degmada Maxamed Mooge Oo Xadhiga Laga Jaray!
April 29, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xildhibaanada golaha deegaanka hargaysa ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee loo dhisay degmada maxamed mooge ee caasimada hargaysa

Sidoo kale waxaa munaasibada xadhig ka jarta degmada kazoo qaybgalay wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS