DAAWO;-Waftigii Dhaqanka Ee Ka Socday Beesha Irir Samaale Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waftigii Dhaqanka Ee Ka Socday Beesha Irir Samaale Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama
April 1, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wafti iskugu jiray madhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulsha oo dhawaan kasoo kicitimay magaalada muqdisho ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada boorama.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS