DAAWO;-Dr Edna Aadan Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeedisay Xarunta Catalan National Assembly Ee Dalka Spain! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dr Edna Aadan Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeedisay Xarunta Catalan National Assembly Ee Dalka Spain!
April 23, 2023 - Written by Editor:

Berlona(W,N)-Ergayga somaliand uqaabilsan wada hadalada Somaliland marwo Dr Adna Adan Ismaaciil oo ku suan dalka spain ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo ay kaa hadlayso qadiyada Somaliland iyo marxaladihii ay soo martay waxay ka jeedisay Xarunta  Catalan National Assembly Ee Dalka Spain taasi oo ay ka heshay casuumad rasmi ah.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS