DAAWO;- Alle Ha,naxariistee Xildhibaan Nuur Xusen Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Diri-dhaba Ee Dalka Itoobiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Alle Ha,naxariistee Xildhibaan Nuur Xusen Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Diri-dhaba Ee Dalka Itoobiya!
April 22, 2023 - Written by Editor:

DIRI DHABA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa magaalada diri dhaba aas qaran loogu sameeyay xildhibaan Nuur xuseen oo katirsanaa baarlamaanka Somaliland oo dhawaan halkaasi kuu geeriyooday

Waxaana aaska marxuumka ka qaybgalay shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland ugaaska guud ee beesha ciise iyo masuulitiin kale duwan oo ka socda Somaliland iyo itoobiya.

COMMENTS
LINKS