DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Fanaan Cumar Xasan Rooraaye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Fanaan Cumar Xasan Rooraaye.
April 23, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuum fanaan cumar xasan rooraaye oo kamid ahaa fanaaniintii caanka ahaa ee somaliyeed

Waxaana aaska marxuum ka qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan abwaano iyo dadwayne kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS