|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo.
April 5, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta marxuum cabdiraxmaan guri barwaaqo oo laba cisho ka hor ku geeriyooday isla magaalada hargaysa Aaska marxuum cabdiraxmaan guri barwaaqo ataa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiin ka socday xukuumada xisbiyada mucaaridka ,xildhibaano iyo boqolaal kamid ah ehelada marxuumka iyo shacabka reer Somaliland. HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Ay Ku Qalinjebiyeen 1,088 Arday Oo Ka Baxday Jaamacadda ... Muuse biixi cabdi gudoomiyaha kulmiye"Raga Xukuumadda kamida ee suuqa jooga ee intay microfonka qabs... “Madaxwaynuhu Nagama Xishoon, Qarankana Kamuu Xishoon, Waana Axmaq Aan Damiir Lahayn, Maxamed Kaahin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|