DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Aadan Hoori Mataan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Aadan Hoori Mataan.
April 17, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran xabaalaha masallaha ee magaalada haraysa loou sameeyay marxuum ex xildhibaan aadan muxumed hoori mataan oo kamid ah mujaahidiin usoo halgamay dib uxoraynta Somaliland kaasi oo ay aaskii kazoo qaybgaleen masuuliyiin katirsan xukuumada, siyaasiyiin,xildhibaano iyo xubno kamid ah saraakiishii snm.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS