|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Caawa Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuumada Caaqil Bare Ismaaciil Iyo Kabtan Cabdi Jacayl Oo Katirsanaa Ciidanka Booliska Jsl.
April 13, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Alle Ha,Unaxariistee waxaa caawa xabaalaha magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay laba marxuum oo kala Ahaa Marxuum Caaqil Bare Ismaaciil oo katirsanaa bahda dhaqan gobolka gabiley iyo marxuum Kabtan cabdi ismaaciil ibraahim (cabdi jacayl oo katirsanaa ciidanka booliska kuwaasi oo labadoodu ay ku geeriyoodeen gabiley. Waxaana aaska labada marxuum ka qaybgalay maamulka gabiley,madaxdhaqameed, xildhibaano iyo masuuliyiin kale iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka gabiley. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Shacabka Reer Sool, Waxay Muujiyeen Ilbaxnimadooda Iyo Inay Doorashooyinka Diyaar u Yihiin” Badhasa... Halkan Ka Akhriso Magacyada Iyo Sawirada Qaar Ka Mid ah Dadkii Maanta Ku Haligmay Bada Masar Iyo Gob... Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Oo Aan Ka Qaybgalin Shirkii Madaxda IGAD Ee Muqdis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|