Ciidanka Dabdemiska Oo Bakhtiiyay Dab Ka Kacay Shoodh Laydh Dab Qaybiye Ku Yaala Xaafada Daaroole Ee Magaalada Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Dabdemiska Oo Bakhtiiyay Dab Ka Kacay Shoodh Laydh Dab Qaybiye Ku Yaala Xaafada Daaroole Ee Magaalada Berbera.
April 30, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Ciidanka ayaa dabkaa bakhtiiyay kana badbaadiyay gaadiid iyo dhismeyaal waawayn oo goobta ka agdhawaa.Ciidamada Dabdemiska ayaa shoodhkaas ka hortagay inuu fido, geystana khasaare kala duwan.

Khatarta korontada ka digtoonoow muwaadin, hadii aad aragto laydhka gurigaaga oo cilladaysan, si degdega u wac shirkadaha korontada.

Hadii aad la kulanto masiibo dab soo wac lambarka gurmadka degdega ah ee 990 shirkadaha Telesom iyo Somtel.

COMMENTS
LINKS