Ciidamada Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Sixroole Iyo Shacabkii Uu Dhacay Oo Ka Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Sixroole Iyo Shacabkii Uu Dhacay Oo Ka Hadlay!
April 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Booliska Jsl Ee Caasimada hargaysa  Ayaa Gacanta Kusoo Dhigay Nin Sixroole oo dad badan oo shacab ah dhacay

Sidoo kale qaarkamid ah  Shacabkii Uu Dhacay Ninkan sirxoolaha ahi ayaa ka waramay qaabkii uu dhacay

COMMENTS
LINKS