Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil Oo Xabsiga Utaxaabay Wariyihii Tvga Saab Ee Magaalada Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil Oo Xabsiga Utaxaabay Wariyihii Tvga Saab Ee Magaalada Berbera!
April 18, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Ciidanka booliska somaliland ee magaalada berbera ayaa xabsiga utaxaabay wariyihii tvga saab uga soo waramayay magaalada berbera xili uu ku guda jiray gudasha shaqadiisa kuwaasi oo aan wax faah faahin ka bixin sobobta keentay xadhigiisa.

COMMENTS
LINKS