|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Wali Wada Hawlgalo Ay Ku Baabiinayso Beero Laga Samaystay Dooxa Biji Iyo Digniinta Ay Udirtay Bulshada Ku Dhaqan.
March 31, 2023 - Written by Editor:BIJI(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa wali wada hawlgalo ay ku baabiinayso beero laga samaystay dooxa biji oo ah dhul daaqsimeed kuwaasi oo mudooyinkii udanbeeyay uu ka taagnaa khilaaf udhexeeya bulshada deegaanadani ku dhaqan.
Badhasaabyada Gobolada Awdal, Gabiley Iyo Hargaysa ayaa iyagu wada hawlgalada lagu baabiinayo beeraha iyo ceel biyoodyada laga samaystay dooxa biji iyagoo digniin udiray bulshada ku dhaqan deegaanadani. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Xildhibaan Waabeeye Oo Jawaab Kulul Siiyay Xil, Bukhaari, Kana Difaacay Eedo Uu Ujeediyay Maxamuud X... Daawo:Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Taariikhda Maxamed X. Ibraahin Cigaal Iyo Markii U Danbaysay e... “Farmaajo Sidii Kuwii Ka Horeeyay Wuxu Madaxwayne Ku Yahay Ee Vila Somaliya Ku Deggen Yahay Waa Sodo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|