|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Caalamka Ku Wargalisay Weeraro Ay Punthland Qorshaynayso In Ay kusoo Qaado Fadhiisimada Ciidanka Jsl Ee Gobolka Sool.
March 3, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku war gelisay Beesha Caalamka, Dawladdaha Gobolka Qaramada Midoobay in ay heshay xogo sirdoon oo ah in Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia uu qorshaynayo in maalmaha soo socda ay weerar ku soo qaadaan Ciidanka Somaliland. Somaliland waxa ay ku eedaysay Puntland in Ciidamada loo yaqaan PSF iyo kuwa Ilaalada Xeebaha ku soo daabushay Laascaanood, waxaanay sheegtay in ay si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyadaasi tallaabooyinka ku haboon ee ay ku difaacayso dhulkeeda iyo dadkeedana ayqaadi doonto Related posts:Daawo:Madaxwaynaha Jamhuuriyada Jabouti Oo Maanta Ka Qayb Galay Xafladii Xil Wareejinta Somaliya Kan... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Laga Hirgaliya... DOOD KA DHALATAY AMMAANTII XILDHIBAAN OBAMA U JEEDIYAY WASIIR SAMSAM, KHARASHKII AY KA CAAWISAY IYO ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|