|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Amar Xayiraad Ah Dul Dhigtay Guri Uu Magaalada Hargaysa Ku Leeyahay Ganacsade Maxamed Jabuutaawi Iyo Sobobta!
March 12, 2023 - Written by Editor:Qoraal kasoo baxay wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland ayaa amar xayiraad ah lagu saaray guri uu magaalada Hargasya ku leeyahay Ganacsade Maxamed jabuutaawi oo ah muwaadin kazoo jeeda gobolka sool ee xiligan xaalada colaadeed ka taagan tahay. HALKAN KA AKHRI; NUXURKA QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADA HAWLAHA GUUD EE LAGU XAYIRAY GURIGA MAXAMED JABUUTAAWI; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|