Xildhibaan Siikaawi Oo Ujawaabay Xil Siciid Cudhay, Kuna Tilmaamay In Uu Kamid Yahay Khasaarihii Ka Dhashay Doorashadii Golayaasha Deegaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siikaawi Oo Ujawaabay Xil Siciid Cudhay, Kuna Tilmaamay In Uu Kamid Yahay Khasaarihii Ka Dhashay Doorashadii Golayaasha Deegaanka
March 27, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib  siikaawi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo dhawaan kasoo yeedhay xildhibaansiciid cudhay oo ay kawada tirsan yihiin golaha deegaanka hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS