Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Oo Qaran Dumis Ku Eedeeyay Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Oo Qaran Dumis Ku Eedeeyay Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayaan!
March 28, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan timo jilic oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa qaran dumis ku eedeeyay gudoomiyaha golaha wakiilada cabdirasaaq khaliif kaasi oo dhawaan sheegay in uu la aragti yahay garaadada gobolka sool oo iyagu kasoo horjeestay somaliland islamarkaana huriyyay dagaalka ilaa hada ka socda magaalada laascaanood

Sidoo kale xildhibaan timo jilic ayaasheegay in ay ka gole ahaan talaabo xilka lagaga qaadayo ka tashan doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS