|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Waxay Ku Badan Galeen Dagaalkii Sokeeye Ee 1994kii, Oo Wax Iska Caadiyay Ayay Unoqotay Inay Dhiig Sokeeye Daadiyaan”Siyaasi Cadaani
March 23, 2023 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Somaliland xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi cadaani oo hada kamid ah xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo arimaha ka taagan gobolka sool. Sidoo kale siyaasi cadaani ayaa sheegay hadii cadowga guduhu noqdo beeshiisa in aanay Somaliland jiray isagoo ka jawaabayay hadal dhawaan kazoo yeedhay masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Golaha Wakiilada Oo Jawaab Ka Bixiyay Xeerar Uu Gudoomiyaha Guurtida Kusoo Celiyay, Sheegayna In Ay ... DAAWO; Madaxwaynaha Cusub Ee DDSI Oo ka Hadlay Doorashadiisa Iyo Talaabooyinka Ugu Horeeya Ee Uu Qaa... Daawo:Nuxurka Khudbadii C/raxmaan Ciro Ka Jeediyay Xadhig Ka Jarista Xafiis Cusub Oo Xisbiga Wadani ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|