|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliya Cabdiraxmaan Bayle Oo Galabta Kasoo Degay Madaarka Caasimada Somaliland!
March 5, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay. Dr Bayle, oo ah aqoonyahan ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya. Sidoo kale Wasiirkii Hore ee maaliyada somaliya cabdiraxmaan bayle ayaa ka laabtay fikirkii uu aaminsanaa ee somaliya isagoo soo dalbaday cafis islamarkaana uu sidaa ugu soo guryo noqday dalkiisii hooyo ee Somaliland
Related posts:Halkan Ka Daawo Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Ingiriiska U Qaab... War Deg Deg Ah; Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Waaheen Ee Magaalada Hargaysa Iyo Ciidamada Dab Damista... Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Cabdiraxmaan Suldaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|